Saraakiil lagu dilay dagaalka Dhuusaareeb iyo Maxaabiis dhaawacyo qaba oo..

Saraakiil ka tirsan ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusunna ayaa ka mid noqday tiro dad ah oo lagu dilay dagaaladii saaka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb caasimada Galmudug Waxaa ilaa iyo hadda la xaqiiyay geerida Cabdulqaadir Alamagan oo ka mid ahaa ilaalada gaarka ah ee Wasiirka Waxbarashada Galmudug & Cabdalle Jaamac Indho maleh oo ahaa Sarkaal ka … Continue reading Saraakiil lagu dilay dagaalka Dhuusaareeb iyo Maxaabiis dhaawacyo qaba oo..